HomeCiyaarahaDhageyso:-Kooxda ugu taagerayaasha badan dalka ee Jeenyo oo galabta sababo...

Dhageyso:-Kooxda ugu taagerayaasha badan dalka ee Jeenyo oo galabta sababo dhaqaalo xumo awgeed ugu baaqsaneysa kulankii Banaadir Sports Clup (Warbixin )

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Kooxda kubada cagta ee Jeenyo ayaa galabta ciyaari doonin Kulankii ugu weynaa ee kooxaha dalka islamarkaana ugu tageerayaasha badnaa sababo la xariiro sedax qodob awgeed . Sida uu noo xaqiiijyay kabtanka kooxda Jeenyo Axmed Tahaliil oo qadka talefoonka nooga waramay kooxda jeenyo ciyaartan waxey ugu baaqsatay sedaxan arimood . 1- kooxda jeenyo ma Aalamiiteynin  labadii  bilood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda kubada cagta ee Jeenyo ayaa galabta ciyaari doonin Kulankii ugu weynaa ee kooxaha dalka islamarkaana ugu tageerayaasha badnaa sababo la xariiro sedax qodob awgeed .

Sida uu noo xaqiiijyay kabtanka kooxda Jeenyo Axmed Tahaliil oo qadka talefoonka nooga waramay kooxda jeenyo ciyaartan waxey ugu baaqsatay sedaxan arimood .

- Advertisement -

1- kooxda jeenyo ma Aalamiiteynin  labadii  bilood ee la soo dhaafay madaama kooxda ay soo wajahday daruufo dhaqaalo daro islamarkana ay ugu tageen qaar kamid ah ciyaaryahanadii kooxda Mushaar La’aan.

2- waxaa kooxda hada ku soo hartay tiro ciyaaryahano aan gaareynin 11 ciyaaryahan kuwaas oo aan ka badneyn todobo ciyaaryahan ,xariirka kubada cagta  waxey ay diideyn guud ahaanba in ciyaaryahanada kooxaha kala gateen aysan ciyaari karin tartanka jeneral Da’uud .

3- Ciyaaryahanada hada  joogan kooxda diyaar uma ahan in ay ciyaaraan madaama sedax bil iyo kabadan aysan helin xaquuqaadkoodii

- Advertisement -

Ciyaarta Jeenyo Iyo Banadir Sports clup waxey aheyd ciyaarta ugu tageerayasha badan dalka waxaana maanta lagu waday in ay ka dhacdo garoonka jamacadaha.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Kabtanka Jenyo

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts