HomeCiyaarahaDegmada Waaberi oo u soo gudubtay finalka tartanka degmooyinka G/Banaadir

Degmada Waaberi oo u soo gudubtay finalka tartanka degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Atlético Madrid oo isha ku haysa Jack Grealish

Atlético Madrid ayaa danaynaysa Jack Grealish, iyadoo mustaqbalkiisa Manchester City uu mugdi ku yahay.

Ciyaar ka tirsan wareegga afar dhammaadka ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda Cagta  Banaadir  magaalada Muqdisho. Kullanka ayaa waxa uu u dhaxeeyay degmooyinka Waberi iyo Heliwa oo ka soo gudbay wareegga siddeed dhammaadka ee tartanka, labadda dhinac ayaa soo bandhiggay ciyaar xiiso leh. Waqtigii loogu talagalay ciyaarta […]

- Advertisement -

Ciyaar ka tirsan wareegga afar dhammaadka ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda Cagta  Banaadir  magaalada Muqdisho.

Kullanka ayaa waxa uu u dhaxeeyay degmooyinka Waberi iyo Heliwa oo ka soo gudbay wareegga siddeed dhammaadka ee tartanka, labadda dhinac ayaa soo bandhiggay ciyaar xiiso leh.

- Advertisement -

Waqtigii loogu talagalay ciyaarta waxaa 2-0 ku badisay degmada Waberi, waa markii seddexaad oo xiriir ah oo ay soo gaarto kama dambeysta.

Labaddii mar ee hore waxaa ka qaaday koobka degmooyinka Xamarweyne iyo Boondheere, waxanna ay sugi doonta cidda soo badiso degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo berri ku dheelli doonno garoonka Banaadir saacadda geeska Afrika marka ay soo gaarto 3:30 (Galabnimo).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories