HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Maanta Saxiisay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Saxiisay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Munaasabad uu Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ku saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Sidoo kale waxaa Munaasabadda ka qeybgalay Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dalka iyo sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad uu Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ku saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Sidoo kale waxaa Munaasabadda ka qeybgalay Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dalka iyo sidoo kale Gudoomiyaha qalka sare Cabdi Xashi Cabdillaahi iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Sharciga Isgaariisnta Qaranka ayaa waxaa horay u soo ansixiyay xildhibaanada labada Aqal iyo Golaha wasiirada iyada oo Go’aanka ugu dambeeya uu lahaa Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo, isla markaana uu Maanta saxiixay.

9,kii Bishii Agoosto ee Sanadkaan ayay aheyd markii Xubnaha Golaha Shacabka ay ansixiyeen Sharciga Isgaarsiinta Qaranka kadib markii ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts