HomeWararSawirro:-Micheal Keating oo Baydhabo kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed

Sawirro:-Micheal Keating oo Baydhabo kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo isaga oo u kuur-galay xaaladda ammaanka. Nuuradiin Gacma oo ah afhayeenka madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in , Micheal Keating uu Baydhabo kula kulmay ku-simaha madaxweynaha maamulka ahna wasiirka amniga Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) waxaa kale uu tagay saldhigga dhexe […]

- Advertisement -

Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo isaga oo u kuur-galay xaaladda ammaanka.

Nuuradiin Gacma oo ah afhayeenka madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in , Micheal Keating uu Baydhabo kula kulmay ku-simaha madaxweynaha maamulka ahna wasiirka amniga Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) waxaa kale uu tagay saldhigga dhexe isaga oo halkaasi ku qaabisay taliyaha saldhigga Dhiig Birig, warbixinna ka dhageystay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Keating waxaa uu booqday saldhigga tababarka ee ciidamada UK ka filiyeen duleedka Airportiga Baydhabo, waxaa uu warbixin ka dhageystay heerka uu dhismaha marayo, waxaa uu sidoo kale soo arkey ceelal riigag ah oo halkaasi ka qodeen hey’adaha qaramada midoobey, isaga oo intaasi kadib dib ugu  soo laabtay   Muqdisho.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories