HomeWararAl-shabaab oo la sheegay inay dileen 2 ka tirsan Booliska Kenya

Al-shabaab oo la sheegay inay dileen 2 ka tirsan Booliska Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay inay Dagaalamyaal ka tirsan Alshabaab maanta toogasho ku dileen Askartaasi oo ku sugnaa Kaniisad ku taalla Deegaanka Likunda oo dhanka Koonfurra kaga toosan magaalladda Mombasa. Taliyaha Boliska Gobalka, Larry Kiyeng oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inay 4 ka tirsan Dagaalamyaasha Alshabaab geysteen weerarkaasi, isla markaana ay qaateen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay inay Dagaalamyaal ka tirsan Alshabaab maanta toogasho ku dileen Askartaasi oo ku sugnaa Kaniisad ku taalla Deegaanka Likunda oo dhanka Koonfurra kaga toosan magaalladda Mombasa.

Taliyaha Boliska Gobalka, Larry Kiyeng oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inay 4 ka tirsan Dagaalamyaasha Alshabaab geysteen weerarkaasi, isla markaana ay qaateen 2-dii qori ee ay lahaayeen Askartii la dilay, ka hor intaysan ku baxsanin mooto, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

“Mid ka mid ah Askarta waxaa laga toogtay madaxa, wuxuuna ku geeriyooday isla goobta, halka Askariga 2-aad uu ku geeriyooday Isbitaalka” ayuu yiri Taliyahaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts