HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo sheegay in horumar laga gaaray Kulankii uu la yeeshay...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in horumar laga gaaray Kulankii uu la yeeshay Boqorka Sacuudiga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuuna xusay in Kulankii uu la yeeshay Boqor Salmaan Bin C/casiis ahaa mid miro-dhal ah, isla markaana ay Labada Waddan horumar ka sameeyeen xoojinta Xiriirkooda soo-jireenka ah. “Wada-hadal miro-dhal ah ayaan la yeeshay Boqor Salmaan oo ku aadan xoojinta xiriirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuuna xusay in Kulankii uu la yeeshay Boqor Salmaan Bin C/casiis ahaa mid miro-dhal ah, isla markaana ay Labada Waddan horumar ka sameeyeen xoojinta Xiriirkooda soo-jireenka ah.

“Wada-hadal miro-dhal ah ayaan la yeeshay Boqor Salmaan oo ku aadan xoojinta xiriirka u dhexeeya Labadeenna Dal, Waxaana uga mahad celinayaa soo-dhaweyntiisa iyo marti-gelintiisa” ayuu Madaxweyne Farmaajo ku soo qoray Bartiisa Twitter-ka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu magaalladda Jeddah Kulan Khaas ah la yeeshay Dhaxal-sugaha Sacuudiga,  Amiir Maxamed Bin Salmaan, ahna Ku-xigeenka Ra’isul-wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee Sacuudiga.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay inay Labada Mas’uul ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo waxyaabihii ugu dambeeyey ee Xiisadaha ka taagan Mandiqadda.

Kulankaasi waxaa Madaxweyne Farmaajo ku wehliyey Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federalka, Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Safiirka Somalia u jooga Sacuudiga iyo La-taliyaha Madaxweyneha, Bilaal Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts