HomeWararDEG DEG:Taliska Boliska iyo Wasaarada amniga oo soo Bandhiga Rag warqado digniin...

DEG DEG:Taliska Boliska iyo Wasaarada amniga oo soo Bandhiga Rag warqado digniin ah kudaadiyay Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taliska Boliiska iyo Wasarada amniga oo daqiiqado kadib soo bandhigi doono Rag waraaqado digniin kudaadiyay magaalada muqdisho iyo dadkii daabacay . Kulan hadda ka socda Xarunta Jeneral Kaahiye ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Taliyaha Boliska Jeneral C/xakiin Daahir Saciid Saacid iyo Saraakiil kale. Wararka xarunta Shirka aynu […]

- Advertisement -

Taliska Boliiska iyo Wasarada amniga oo daqiiqado kadib soo bandhigi doono Rag waraaqado digniin kudaadiyay magaalada muqdisho iyo dadkii daabacay .

Kulan hadda ka socda Xarunta Jeneral Kaahiye ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Taliyaha Boliska Jeneral C/xakiin Daahir Saciid Saacid iyo Saraakiil kale.

- Advertisement -

Wararka xarunta Shirka aynu ka heeleno ayaa waxa sheegayaan in Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Boliska ay madashaa kusoo bandhigayaan Rag la sheegay in warqado digniin ah ay ku dadiyeen  Magaalada Muqdisho.

Kulanka Saraakiishan ayaa imaanaya iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ay kordhayeen falalka Amni daro ee Magaalada ka dhaca .

La soco faah faahinta Gor dhow

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories