HomeCaalamkaSomalia oo mar kale ka mid noqotay dalalka Muwaadiniintooda laga mamnuucay inay...

Somalia oo mar kale ka mid noqotay dalalka Muwaadiniintooda laga mamnuucay inay galaan Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Donald Trump waxa uu shalay saxiixay Amar Muwaadiniinta 8 Waddan looga mamnuucayo inay soo galaan Maraykanka, kuwaasi oo kala ah Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Libya, Chad, Iran iyo Waqooyiga Kuurya Xayiraadaasi ayaa lagu bedelay Amarkii hore, wuxuuna Sharcigan cusub dhaqan geli doona bisha soo socota ee October 18-da. Dalka Sudan oo keliya ayaa  la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump waxa uu shalay saxiixay Amar Muwaadiniinta 8 Waddan looga mamnuucayo inay soo galaan Maraykanka, kuwaasi oo kala ah Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Libya, Chad, Iran iyo Waqooyiga Kuurya

Xayiraadaasi ayaa lagu bedelay Amarkii hore, wuxuuna Sharcigan cusub dhaqan geli doona bisha soo socota ee October 18-da.

- Advertisement -

Dalka Sudan oo keliya ayaa  la sheegay inuusan ka sii mid ahaan doonin dalalka uu Madaxweyne Trump saaray Xayiraadda dhinaca Socdaalka.

Xayiraadda cusub ee Socdaalka waxaa kaloo  lagu hakiyey dhamaan Fiisaha dadka Qaxootiga ee u kala dhashay dalalka Somalia, Syria, Yemen, Chad, Libya, Iran iyo Waqooyiga Kuurya.

Dhinaca kale, Maxkamadda Sare ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa inay bisha soo socoto dib-u-eegis ku sameeyaan Sharciga Cusub ee uu Madaxweyne Trump xayiraadda dhanka Socdaalka ugu soo rogay 8 waddan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts