HomeCaalamkaMaraykanka oo duqeyn ka geystay dalka Libya

Maraykanka oo duqeyn ka geystay dalka Libya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hadal ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka 6 jeer duqeeyeen Xero ay Kooxda Daacish ku lahaayeen Lama-degaanlka Libya, halkaasi oo lagu dilay 17-dagaalyahan, laguna burburiyey 3 gaadiidka Teknikada ah. Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsaday Xeradaasi oo 150-KM dhanka K/bari kaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka 6 jeer duqeeyeen Xero ay Kooxda Daacish ku lahaayeen Lama-degaanlka Libya, halkaasi oo lagu dilay 17-dagaalyahan, laguna burburiyey 3 gaadiidka Teknikada ah.

Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsaday Xeradaasi oo 150-KM dhanka K/bari kaga toosan magaalladda Sirta, waana Xero loo adeegsado inay Dagaalamayaasha Daacish ka soo galaan, kana baxaan dalka Libya

- Advertisement -

Waa duqeyntii ugu horreysay ee ay Milliteriga Maraykanka ka geystaan Libya, tan iyo markii uu Madaxweyne Donald Trump la wareegay Talada bishii Janaayo ee sannadkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts