HomeWararFaah faahin ka soo baxeysa qarax Caawa ka dhacay M/Muqdisho

Faah faahin ka soo baxeysa qarax Caawa ka dhacay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Caawa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir qaraxaas oo geestay khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay radio dalsan u sheegeen in qaraxaan uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin  kaas oo ahaa Gaari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Caawa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir qaraxaas oo geestay khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay radio dalsan u sheegeen in qaraxaan uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin  kaas oo ahaa Gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa kaas oo la dhigay meel aan ka fogeyn Iska Cali Kamiin.

- Advertisement -

Sidoo kale weli sidhab ah looma ogaan khasaaraha uu geestay qaraxaas balse warar ka soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in qof haweeney ah ay ku dhaawacantay qaraxaas.

Goobta ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo daqiiqado kooban howlgal halkaasi ka sameeyay.

Dhanka kale waxaan xiriir la sameynay Maamulka degmada Wartanabada si aan wax uga ogaano faah faahinada qaraxaas balse kama aysan jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts