HomeCaalamka200 Qaxooti Soomaali ah oo lagu qabtay Koonfurta dalka Yemen

200 Qaxooti Soomaali ah oo lagu qabtay Koonfurta dalka Yemen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qaxootigaasi ayaa la sheegay in shalay lagu qabtay Gobalka Xadarmuut ee Koonfurta dalkaasi  sida laga soo xigtay Madaxda Deegaanka. Hadal qoraal oo ka soo baxay Boliska Gobalka Xadarmuut ayaa lagu sheegay in la qabtay 200 Qaxiooti Somali aan haysanin Waraaqaha Qaxootiga, kuwaasi oo ku sii jeeday Degmadda Brom Mayfa ee Gobalka Xadarmuud. War Saxafaadeedka waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaxootigaasi ayaa la sheegay in shalay lagu qabtay Gobalka Xadarmuut ee Koonfurta dalkaasi  sida laga soo xigtay Madaxda Deegaanka.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Boliska Gobalka Xadarmuut ayaa lagu sheegay in la qabtay 200 Qaxiooti Somali aan haysanin Waraaqaha Qaxootiga, kuwaasi oo ku sii jeeday Degmadda Brom Mayfa ee Gobalka Xadarmuud.

- Advertisement -

War Saxafaadeedka waxaa lagu sheegay inay Qaxootigaas oo ay ku jireen tiro carruur iyo haween ah, kuwaasi oo Yemen ka soo galay dhinaca Badda.

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in Qaxootigaasi loo gudbiyey Xero Qaxooti oo ku taalla Gobalka Shabwa.

Talaadadii la soo dhaafay, 133 Qaxooti Somali ah ayaa iskooda u go’aansaday inay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo,iyadoo ay Hay’addaha IMO iyo UNHCR gacan ka siiyeen Markabkii soo daad-gureyn lahaa Qaxootigaasi oo shalay soo gaaray Dekedda magaalladda Hargeysa.

- Advertisement -

Bishii la soo dhaafay. UNHCR wxaay sheegtay inay 30,000 oo Qaxooti Afrikaan ah gaareen dalka Yemen tan iyo bilowgii sannadkan 2017-ka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts