HomeCaalamkaHuman Rights Watch oo ka hadashay Qaxootiga Ethiopianka ee laga masaafuriyey Somalia...

Human Rights Watch oo ka hadashay Qaxootiga Ethiopianka ee laga masaafuriyey Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay inaysan Qaxootiga Ethiopianka ku badbaadi Karin Kenya iyo meelo kale. Human Rights Watch waxay diiwaan gelisay Kiisas badan oo la xiriira Tacadiyo iyo Cabsi-gelin lagu hayo Qaxootigaasi magangelyo-doonka ah kuna sugan dalka Kenya iyo meelo kale tan iyo sannadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay inaysan Qaxootiga Ethiopianka ku badbaadi Karin Kenya iyo meelo kale.

Human Rights Watch waxay diiwaan gelisay Kiisas badan oo la xiriira Tacadiyo iyo Cabsi-gelin lagu hayo Qaxootigaasi magangelyo-doonka ah kuna sugan dalka Kenya iyo meelo kale tan iyo sannadkii 2010-kii.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu sheegay inay Boliska Kenya u direen qoraal oo ay ku weydiiyeen sababaha Qaxootiga Ethiopianka loo xiraa, loogu hanjabaa, isla markaana lagu wareejiyo Saraakiisha Ethiopianka ku sugan gudaha Kenya, ka hor intaan Qaxootiga dhibanayaasha dib loogu celinin dalkooda hooyo.

Hay’addu waxay sheegtay inaysan Boliska Kena ka soo jawaabin Qoraalka loo diray.

HRW waxay kaloo sheegeen inay Qaxootiga heleen Fariimo Hanjabaad ah  oo looga soo diro Telefoono laga leeyahay Kenya iyo Ethiopia

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’addu waxay tilmaamtay inay jiraan Muwaadiniin Shisheeye ah oo loo gacan geliyey Dowladda Ethiopia, waxayna si gaar ah u soo qaadatayTallaabadii ay Dowladda Federalka Somalia ee ay  C/Kariim Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax” bishii hore ugu gacan gelisay Dowladda Ethiopia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts