HomeWararSawiro:-Axmed Madoobe oo gaaray halka Kenya ay ka dhiseyso darbiga ee Xadka...

Sawiro:-Axmed Madoobe oo gaaray halka Kenya ay ka dhiseyso darbiga ee Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beled Xaawo. Waxa  uu sigaar ah Madaxweyne Axmed Madoobe u booqday  Mandheera sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa. Axmed Madoobe ayaa amalmihii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beled Xaawo.

Waxa  uu sigaar ah Madaxweyne Axmed Madoobe u booqday  Mandheera sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa amalmihii la soo dhaafay waxa uu booqasho ku kala bixiyay deegaano iyo degmooyinka ka tirsan gobolka gedo, iyada oo inta uu ku jiray booqashadiisa ay weeraro ka dhaceen gobolka Gedo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts