HomeCaalamka7 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay dalka Pakistan

7 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay dalka Pakistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in Sarkaal ka tirsan Maamulka Dowladda iyo 4 qof oo ilaalo u ahayd lagu dilay qaraxaasi oo ka dhacay Degmadda MAAMOOND oo 25-KM u jirta Degmadda Khaar oo u dhow xuduudka dalka Afganistan. Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jirey Fawaad Cali ayaa ku sii jeeday inuu ka qeyb galo Shir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in Sarkaal ka tirsan Maamulka Dowladda iyo 4 qof oo ilaalo u ahayd lagu dilay qaraxaasi oo ka dhacay Degmadda MAAMOOND oo 25-KM u jirta Degmadda Khaar oo u dhow xuduudka dalka Afganistan.

Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jirey Fawaad Cali ayaa ku sii jeeday inuu ka qeyb galo Shir Degmo, balse uu ku geeriyooday qarax miino oo loogu aasay jidka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kooxda Daalibaanta Pakistan ee (TTP) ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts