HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Saddex ka mid ah Madaxweynayaasha Afrika oo ka qeyb...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo Saddex ka mid ah Madaxweynayaasha Afrika oo ka qeyb geli doona Shirweynaha Golaha Guud ee QM

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku cusub Saaxadda Shirarka QM ayaa la filayaa inuu dhawaan ka qeyb galo Shirweynaha 73-aad ee Golaha Guud ee QM (the United Nations General Assembly (UNGA), kaasi oo dhawaan ka furmi doona Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York. Wararka qaarkood waxay sheegayaan inuu Madaxweyne Farmaajo ka baaqsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku cusub Saaxadda Shirarka QM ayaa la filayaa inuu dhawaan ka qeyb galo Shirweynaha 73-aad ee Golaha Guud ee QM (the United Nations General Assembly (UNGA), kaasi oo dhawaan ka furmi doona Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York.

Wararka qaarkood waxay sheegayaan inuu Madaxweyne Farmaajo ka baaqsan doono Shirkaasi, lana filayo inuu wakiil ahaan u diro Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyre, kaasi oo horey Madaxweynaha wakiil uga ahaa Shirkii Madaxda Midowga afrika ku yeesheen magaalladda Addis Abeba.

- Advertisement -

2-sanno ka hor ayaa ugu dambeysay inuu Madaxweyne Somali ah ka qeyb galo Shirka Sanandlaha ee Golaha Guud ee QM oo ay ku kulmaan Hoggaamiyayaasha Dowladaha Caalamka.

Sannadkii la soo dhaafay, Madaxweynihii hore ee DFS, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka baaqsaday Shirkii Golaha Guud ee QM, waxaana Somalia  u matalayey Wasiirkii Arrimaha Dibedda, C/salaam Cumar Hadliye.

Sannadkii 2015-kii, Ra’isul-wasaarihii Xukuumadda Federalka ee xilligaasi, Cumar C/rashioid ayaa shirkaasi u matalayey Dowladda Somalia, wuxuuna ka jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Xaalladda Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynayaasha dalalka Gaana iyo Gambia ayaa sannadkan ku cusub Shirweynaha 73-aad ee Golaha Guud ee QM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts