HomeCaalamkaDowladda Koonfur Afrika oo beenisay in dadka Soomaalida si baahsan loogu...

Dowladda Koonfur Afrika oo beenisay in dadka Soomaalida si baahsan loogu dilo dalkooda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Madaxtooyadda ee dalkaasi, ahna Madaxa Guddiga u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta, Jeef Badahe oo la hadlay Wakaalladad Wararka ee XINHUA  ayaa iska fogeeyey in Shisheeyaha ku nool Koonfu Afrika, gaar ahaan Soomaalida maalin kasta lagu dilo nawaaxiga magaalladda Keeb Taawn. Waxa uu intaasi ku daray inuusan sax ahayn qeylo-dhaanta ka soo yeeray Guddiga Jaalliyadda Soomaalida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Madaxtooyadda ee dalkaasi, ahna Madaxa Guddiga u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta, Jeef Badahe oo la hadlay Wakaalladad Wararka ee XINHUA  ayaa iska fogeeyey in Shisheeyaha ku nool Koonfu Afrika, gaar ahaan Soomaalida maalin kasta lagu dilo nawaaxiga magaalladda Keeb Taawn.

Waxa uu intaasi ku daray inuusan sax ahayn qeylo-dhaanta ka soo yeeray Guddiga Jaalliyadda Soomaalida ku nool Koonfur Africa

- Advertisement -

(The Somali Community Board of South Africa (SCBSA), waa sida uu hadalka u dhigay.

Guddiga Jaalliyadda ayaa horey u sheegay in ay Qaxootiga Soomaalida noqdeen Bar-tilmaameedka Dembiydda ka dhashay Isir-nacaybka ka jira dalkaasi.

Warbixin ay Guddiga Jaalliyadda Soomaalida ayaa lagu sheegay in Tobaneeyo qof oo Soomaali ah lagu dilay dalka Koonfurta Afrika tan iyo bilowgii sannadkan, iyadoo dilalka ugu badan ka dhaceen Degaanka ay saboolnimadda baahsan ka jirta ee Khayelitsha, kana tirsan magaalladda Keeb Taawn.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Boqolaal Ganacsato Soomaali ah ayaa lagu dilay dalkaasi 20-kii sanno ee la soo dhafaay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts