HomeCaalamkaMid ka mid ah Maafiyadda loogu doonista badnaa dalka Talyaaniga oo Gacanta...

Mid ka mid ah Maafiyadda loogu doonista badnaa dalka Talyaaniga oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ninkaasi oo la raadinayey in ka badan 20-sanno  ayaa la sheegay in lagu qabtay Hotel ku yaalla dalkaasi, sida ay shaacisay Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dalkaasi.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Rocco Morabito ayaa la sheegay inuu muddo 11-sanno ah ku noolaa magaalladda xeebta leh ee Punta del Este.

- Advertisement -

Qabashadiisa ayaa la sheegay inay timid, kadib, baaritaan socday 6 nilood lagu ogaaday inuu qaatay Baasaboorka dalkaUruguwaay, isagoo isticmaalayey magaca Faranjesko Kabaleto.

Dhinaca kale, Dowladda Talyaaniga ayaa soo dhaweysay qabashadiisa, waxayna sheegtay inEedeysane Rocco Morabito la raadinayey tan iyo sannadkii 1989-kii, isagoo madax ka ahaa  Kooxda Maafiyada ee Kalabriyaan Mafiya,taasi oo Daroogadda u tahriibin jirtey Caalamka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories