HomeWararMadaxweyne Xaaf,oo Baarlamaanka horgeynaya Golihiisa Wasiirada Cusub

Madaxweyne Xaaf,oo Baarlamaanka horgeynaya Golihiisa Wasiirada Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Cadaado ee Xarunta Kmg,ka ah ee mamulka Galmudug waxaa Maanta ku kulmya Xildhibaanada Maamulkaas,iyada oo la horgeyn doono Golaha Wasiirada Cusub si ay u ansixiyaan. Dhawaan Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada iyada oo xiligaas wixii ka dambeeyay xildhibaanada qaar ay sheegayeen in aysan ansixin doonin. Diyaar Garoow ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta Kmg,ka ah ee mamulka Galmudug waxaa Maanta ku kulmya Xildhibaanada Maamulkaas,iyada oo la horgeyn doono Golaha Wasiirada Cusub si ay u ansixiyaan.

Dhawaan Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada iyada oo xiligaas wixii ka dambeeyay xildhibaanada qaar ay sheegayeen in aysan ansixin doonin.

- Advertisement -

Diyaar Garoow ku aadan sidii Maanta oo Sabti ah uu Madaxweyne xaaf u horgeyn la wasiiro ka kooban 52,oo isugu jira 22 Wasiir 22 Wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts