HomeCaalamkaEedeysanayaal Soomaali ah oo ku xiran Jasiiradda Malta oo loo diiday in...

Eedeysanayaal Soomaali ah oo ku xiran Jasiiradda Malta oo loo diiday in damiin lagu sii daayo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamad ku taalla magaalladda Pacevilla ee Malta ayaa ku gacan sayrtay in la sii daayo 2 Nin oo Somali ah oo loo haysto inay iibinayeen Daroogo iyo inay dhibaateeyeen Dalxiisayaal khamri cabsanaa oo u dhashay Raashiya. Kuwaasi oo oo ku xurnaa Xeebta magaalladda Pacevilla ee Malta. Warbaahinta dalkaasi waxay Eedeysnayaasha Soomaalida ku kala sheegeen Shacbaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Pacevilla ee Malta ayaa ku gacan sayrtay in la sii daayo 2 Nin oo Somali ah oo loo haysto inay iibinayeen Daroogo iyo inay dhibaateeyeen Dalxiisayaal khamri cabsanaa oo u dhashay Raashiya. Kuwaasi oo oo ku xurnaa Xeebta magaalladda Pacevilla ee Malta.

Warbaahinta dalkaasi waxay Eedeysnayaasha Soomaalida ku kala sheegeen Shacbaan Adan Jama,oo 21 jir ah iyo Mahamed Abib Hashi, waxayna Booliiska u gudbiyeen Maxkamadda eedeymaha loo haysto raggaasi.

- Advertisement -

Qareenka difaacayey Eedeysanayaasha ayaa beeniyey Eedeymaha isagoo sheegay inaysan 2-da nin ee Soomaaliga lahayn Faylal Dembiilenimo oo horey loogu soo oogay.

Garsooraha Maxkamadda ayaa ku gacan sayray Codsiga Qareenka ee ahaa in Eedeysanayaasha lagu sii daayo Damiin Lacageed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts