HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Mareykanka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Mareykanka

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Ciidamada Booliiska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray xuseen xasan. Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ka hor dilka ay xoogaa wada murmeen ciidmada booliiska Mareykanka,taas oo ugu dambeyn sababtay in ay toogtaan. Soomaalida ku nool dalka mareykanka ayaa aad uga xumaaday falkaan iyaga oo sheegay in […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliiska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray xuseen xasan.

Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ka hor dilka ay xoogaa wada murmeen ciidmada booliiska Mareykanka,taas oo ugu dambeyn sababtay in ay toogtaan.

- Advertisement -

Soomaalida ku nool dalka mareykanka ayaa aad uga xumaaday falkaan iyaga oo sheegay in ninkaan uu ahaa mid waayadaan dambe xanuun sanayay oo madaxa looga jiray.

Ugu dambeyn saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen askarigii ka dambeeyay dilkaas,islamarkaana cadaalada la horgeyn doono.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories