HomeCaalamkaWaa kuwee Jilayaasha Caalamka ugu taajirsan(Warbixin)?

Waa kuwee Jilayaasha Caalamka ugu taajirsan(Warbixin)?

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Majaladda caanka ah ee FORBES ayaa soo bandhigtay Liiska Jilayaasha Filimadda Caalamka ee ugu taajirsan, iyadoo Kaalimaha hore kaga jiraan 10 Jilaa oo ka tirsan Shirkadda Filimadda Hindida ee Bollywood.

Jilayaasha sare ee ugu taajirsan Hindiya ayaa kala ah: Shahrukh Khan, Salman Khan iyo Akshay Kumar.Jilaaga Shahrukh Khan waxa uu Kaalinta 8-aad kaga jira Kala-horeynta
Jilayaasha ugu taajirsan Caalamka, wuxuuna haystaa 38 million oo Dollar.
Waxaa Kaalinta 9-aad ku jira Salman Khan oo haysta lacag dhan 37million dollars.

- Advertisement -

AkshayKumar ayaa isagana kaalinta 10-aad ku jira, wuxuuna haystaalacag dhan 35.5 million dollar.

Majalladda FORBES ee laga leeyahay Maraykanka waxay qortay  in
Jilaagga Shirkadda Filimadda sameeysa ee Hollywoodka, Mark Wahlberg uu Kaalinta Koowaad kaga jiro Liiska Jilayaasha ugu taajirsan Caalamka oo idil.

Mark Wahlberg oo ka soo jeeda magaalladda Boston ee Caasimadda Gobalka Massachusetts ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay inuu haysto Hanti gaarayso 68 million oo Dollars.
Jilaagaasi waxa lagu xusuustaa Filimaddda caanka ee ay ka mid yihiin:

- Advertisement -

“Transformers: The Last Knight” iyo “Daddys Home 2”.
Mark Wahlberg oo sannadkii hore galay Kaalinta 2-aad ee Jilayaasha, waxa uu Kaalinta sare kala wareegay Jilaaga Dwayne Johnson oo
sannadkan haysta Hanti dhan 65 million dollar.
Kaalinta 3-aad ee Jilayaasha waxaa galay Jilaaga Vin Diesel, kaasi oo haysta lacag dhan 54.5 million oo Dollars.

Sidoo kale, Kaalinta 4-aad waxaa galay Jilaaga Adam Sandler oo haysta hanta dhan 50.5 million dollars,  halka Jilaaga Jackie Chan oo kaalinta 5-aad galay uu haysto lacag dhan $49 million dollars.
Ugu dambeyntii, haddii aynu eegno Liiskaasi oo dhamaystiran, waxay Jilaayaasha (Ragga iyo Dumarka) ee ugu dakhliga badan Caalamka ee sannadkan waxay kala yihiin:-

 

1. Mark Wahlberg, $68 million
2. Dwayne “The Rock” Johnson, $65 million
3. Vin Diesel, $54.5 million
4. Adam Sandler, $50.5 million
5. Jackie Chan, $49 million
6. Robert Downey, Jr., $48 million
7. Tom Cruise, $43 million
8. Shah Rukh Khan, $38 million
9. Salman Khan, $37 million
10. Akshay Kumar, $35.5 million
11. Chris Hemsworth, $31.5 million
12. Tom Hanks, $31 million
13. Samuel L. Jackson, $30.5 million
14. Ryan Gosling, $29 million
15. Emma Stone, $26 million
16. Jennifer Aniston, $25.5 million
17. Jennifer Lawrence, $24 million
18. Ryan Reynolds, $21.5 million
19. Matt Damon, $21 million
20. Jeremy Renner, $19 million
21. Chris Evans, $18 million
21. Melissa McCarthy, $18 million
23. Chris Pratt, $17 million
24. Mila Kunis, $15.5 million
25. Emma Watson, $14 million
25. Emma Watson, $14 million
27. Mark Ruffalo, $13 million
28. Cate Blanchett, $12 million
29. Julia Roberts, $12 million
30. Amy Adams, $11.5 million
Waxaa Turjumay Ustaad Nuradin.
©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories