HomeWararXiisado dagaal oo Maanta ka taagan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug

Xiisado dagaal oo Maanta ka taagan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

  Wararka aan ka heleyno qeybo ka mid ah gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba Maleeshiyo Beeleed. Maleeshiyaadkaan ayaa ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug,waxa ayna ka taagan tahay tuulooyin ka mid ah Godod ee Gobolkaasi Mudug. Qaar ka mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Wararka aan ka heleyno qeybo ka mid ah gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba Maleeshiyo Beeleed.

- Advertisement -

Maleeshiyaadkaan ayaa ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug,waxa ayna ka taagan tahay tuulooyin ka mid ah Godod ee Gobolkaasi Mudug.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka Godod,ayaa waxa ay Radio Dalsan xarunta Muqdisho u sheegeen in halkaasi ay ka jirto hub aruursi islamarkaana ay cabsi soo wajahday lagana cabsi qabo in ay wada dagaalamaan.

Xiisadaan ayaa salka ku heysa arin la xiriirta xoolo horay loo kala dhacay,waxaana jirin cid ilaa iyo haatan wada waan waan ku aadan in dadkaas lakala dhexgalo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts