HomeWararKooxo hubeysan oo dil ka geestay degmada Waaberi

Kooxo hubeysan oo dil ka geestay degmada Waaberi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir wax ay ku dileen mid ka mid ah Ciidamada Nabad-Sugida soomaaliya. Dilka Askariga ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Unisef ee Waaxda October,waxaana la sheegay in dhaawac markii hore gaaray uu u geeriyooday Askariga. Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir wax ay ku dileen mid ka mid ah Ciidamada Nabad-Sugida soomaaliya.

Dilka Askariga ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Unisef ee Waaxda October,waxaana la sheegay in dhaawac markii hore gaaray uu u geeriyooday Askariga.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u xaqiijiyay dilka Askarigaas,waxa uuna sheegay in kooxdii disahay ay Goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Waaberi ayaa Goobta gaaray walow aysan ku guuleysan in ay Gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Dhanka kale xiriir aan la sameynay maamulka degmada Waaberi si aan wax uga weeydiino dilkaas ayaanan noo suurtagelin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts