HomeWararDEG DEG:-Madaxda dalka oo haatan ka shiraya sidii laga yeeli lahaa Muqtaar...

DEG DEG:-Madaxda dalka oo haatan ka shiraya sidii laga yeeli lahaa Muqtaar Rooboow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan u dhaxeeya Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo,ra’iisul Wasaare Xasan cali Kheyre iyo Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheekh aadan. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa sidii laga yeeli lahaa Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa Madaxda Al-Shabaab balse haatan isku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan u dhaxeeya Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo,ra’iisul Wasaare Xasan cali Kheyre iyo Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheekh aadan.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa sidii laga yeeli lahaa Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa Madaxda Al-Shabaab balse haatan isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlayaa sidii Muqtaar roooboow loo soo bandhigi lahaa si uu u cadeeyo mowqifkiisa,maadaama uu horay uga mid ahaa Al-Shabaab balse ay iskhilaafeen.

Warar aan ka helnay illo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa waxa ay sheegayaan in ay macquul tahay in aan maalmahaan Muqtaar Rooboow aan la soo bandhigin maadaama uu yahay qof aad u daalan oo mudo ku jiray dhul howd ah oo ku yaalla Gobolka Bakool islamarkaana dagaalo la galay Al-Shabaab.

Shacabka Soomaaliyed ayaa u dhegtaagaya waxaayabihii ka soo baxa kulankaas,iyo sida laga yeeli doono Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts