HomeWararDEG DEG:-Ciidanka dowladda oo qabtay Gaari qaraxyo siday

DEG DEG:-Ciidanka dowladda oo qabtay Gaari qaraxyo siday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Nabad-sugida Soomaaliya ayaa Maanta Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxa ay ku qabteen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabad-Sugida ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in Gaarigan lagu qabtay Agagaarka Haanta-dheer ee degmada Deyniile,kdib howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxay Saraakiishu sheegeen in la doonayay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Nabad-sugida Soomaaliya ayaa Maanta Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxa ay ku qabteen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabad-Sugida ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in Gaarigan lagu qabtay Agagaarka Haanta-dheer ee degmada Deyniile,kdib howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxay Saraakiishu sheegeen in la doonayay in shacabka Muqdisho lagu dhibaateeyo ayna saarnaayeen qaraxyada nooca Gawaarida lagu xiro balse ay ka hor tageen.

Sidoo kale Saraakiishu masheegin cid ay la qabteen Gaariga qaraxyada siday,balse waxaa jira howlgal ay iminka ka wadaan Agagaarka Haanta-dheer ee degmada Deyniile,halkaas oo ah goobti Gaariga laga qabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts