HomeWararBaarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha sharciga Isgaarsiinat dalka. Mudanayaasha golaha Shacabka  ayaa intaasi kadib  ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka,158 xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 1 xildhibaan uu diiday. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibrahim Muuday oo shir guddoominayay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha sharciga Isgaarsiinat dalka.

Mudanayaasha golaha Shacabka  ayaa intaasi kadib  ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka,158 xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 1 xildhibaan uu diiday.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibrahim Muuday oo shir guddoominayay ayaa ku dhawaaqey in uu sharcigaasi uu yahaya ansxa.

“158 xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 1 xildhibaan uu diiday sidaasi daraadeed sharciga Isgaarsiinta dalka waa ansax”, Sidaasina waxaa yiri C/weli Muude.

Mudanayaasha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa waxaa horyaala ajendayaal dhowr ah iyagoo islamaanta ka hadlaya su’aal weydiin ku aadan warbixinada sharciga 112aad ee shaqada arrimaha dibadda iyo deegaan doorasheedka dalka oo xildhibaanada laga soo doortay waxyaabihii ay kala soo kulmeen.

- Advertisement -

Xigasho Sonna.so

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts