HomeWararSawirro:-Banaanbaxayaal Careysan oo xiray Wadooyin ka mid ah kuwa Muqdisho

Sawirro:-Banaanbaxayaal Careysan oo xiray Wadooyin ka mid ah kuwa Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qeybo ka mid ah Muqdisho waxaa Maanta ruxay banaanbaxayaal ay dhigayeen dad ka Ceresnaa xukun Maanta mrkale Maxkamada sare ee ciidamada Qlabka sida ku ridday Ninkii ka dambeeyay Wasiirkii howlaha Guud iyo Guryenta Soomaaliya Cabaas Sheekh Siraaji. Banaanbaxayaasha ayaa Socod ka soo bilaabay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaald muqdisho,iyaga oo dadka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qeybo ka mid ah Muqdisho waxaa Maanta ruxay banaanbaxayaal ay dhigayeen dad ka Ceresnaa xukun Maanta mrkale Maxkamada sare ee ciidamada Qlabka sida ku ridday Ninkii ka dambeeyay Wasiirkii howlaha Guud iyo Guryenta Soomaaliya Cabaas Sheekh Siraaji.

Banaanbaxayaasha ayaa Socod ka soo bilaabay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaald muqdisho,iyaga oo dadka iyo Gaadiidka u diidayay in ay Wadada isticmaalan,

- Advertisement -

Banaanbaxayaasha ayaa Taayaro  ku gubayay Wadada dhexdeeda,waxana ugu dambeyn y soo gaareen Wadada Maka-Almukarama,iyaga oo sidoo kale mudo Daqiiqado ah Wadada xiray silamid ah tii Warshadaha.

Ugu dambeyn ciidamada xasilinta Amniga Muqdisho iyo kuwo ka tirsan Ciidamada Booliiska ayaa kala eryay banaanbaxyaasha halka qaarkood ay xireen.

Sawirro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts