HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Gabaldhicii Caawa ayaa waxa jug Culus laga maqlay qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee gobolkaan Banaadir,kaas oo ahaa Qarax Gaari sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Gaariga qarxay ayaa waxaa lahaa sida la sheegay nin magaciisa lagu sheegay Cabdi Cunguf,oo ka mid ahaa Hoggaamiyaashii siyaasada dalka xiliyadii la soo dhaafay,waxana la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabaldhicii Caawa ayaa waxa jug Culus laga maqlay qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee gobolkaan Banaadir,kaas oo ahaa Qarax Gaari sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Gaariga qarxay ayaa waxaa lahaa sida la sheegay nin magaciisa lagu sheegay Cabdi Cunguf,oo ka mid ahaa Hoggaamiyaashii siyaasada dalka xiliyadii la soo dhaafay,waxana la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen laba Dumar ah iyo Milkiilaha Gaariga.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in xiliga qaraxa uu dhacayay Xaafada Horseed oo ah Waaxada uu qaarxa ka dhacay  ay  marayeen Masuuliyiinta ka tirsan Maamulka degmada Waaberi in kastoo aan Warkaas la xaqiijin.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Waaberi ayaa Goobta gaaray kuwaas oo hada wada baaritaano dheeraad ah in kastoo aysan weli dad usoo qaban qaraxaas.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts