HomeWararIn ka badan 40 qof oo ku dhimatay weerar ay geesteen...

In ka badan 40 qof oo ku dhimatay weerar ay geesteen Kooxda Boko Xaraam

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo dhexmaray ciidanada militariga dalkaasi iyo kooxaha Argigixisada ee Boko Haram Gelinkii dambe ee Khamiistii. Afhayeen u hadlay Jaamacadda MaidGuri ee Waqooyiga Nigeria ayaa sheegey in uu arkay dhimashada ilaa 5 qof oo kamid ah shaqaalaha ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo dhexmaray ciidanada militariga dalkaasi iyo kooxaha Argigixisada ee Boko Haram Gelinkii dambe ee Khamiistii.

Afhayeen u hadlay Jaamacadda MaidGuri ee Waqooyiga Nigeria ayaa sheegey in uu arkay dhimashada ilaa 5 qof oo kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya wax soo saarka Saliida.

- Advertisement -

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira dhinacyadii dagaalamay ayadoo ay u badan yihiin dad shacab ah oo ku sugnaa magaaladaMaidGuuri oo ah halka uu weerarkaasi ka dhacay, Dowladda Nigeria ayaa sheegtey in laga guuleystay Koxda Boko Haram.

Ciidamada Militariga dalka Nigeria ayaa wada howlgalo ballaaran oo la doonayo in koxda Bokoo Haram looga soo furto dad badan oo shacab ah oo ay afduub ahaan u ahystaan

Ilaa 20,000 kun oo qof ayaa ku dhimatay kumanaan kalena guriyohooda ayay ka barakeceen, tan iyo markii maleeshiyada Boko Haram ay weerarada ka bilaabeen dalkasi 2009, halka kuwo kalena la afduubtay.

- Advertisement -

Militariga Nigeria ayaa ku guuleystay in ay maleeshiyada Boko Haram ay ka soo furtaan dad aad u farabadan oo ay ka qafaasheen meelo badan oo ay ku dagaalameen iyaga iyo ciidamada Dowladda, waxaana kamid ah boqolaal Gabdho oo arday ahaa kuwaasi oo laga afduubtay magaalada lagu magacaabo Chibok.

Xigasho Sonna

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts