HomeWararDalal ay Soomaaliya ka mid ah tahay oo la sheegay in ay...

Dalal ay Soomaaliya ka mid ah tahay oo la sheegay in ay Qataro ka jiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ku dhowaad 20 milyan oo Qaxooti ah oo ku nool Wadamada Soomaaliya Yaman Waqooyiga Bari ee Neyjeria iyo Koonfurta Sudan ayaa la sheegay in ay wajahayaan xaalad Qatar ah oo dhanka Nolosha ah kadib War-Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Arimaha dibadda ee midowga Yurub. Xubnaha Ururkaas ayaa waxa ay sheegeen in ay taageero siiyeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku dhowaad 20 milyan oo Qaxooti ah oo ku nool Wadamada Soomaaliya Yaman Waqooyiga Bari ee Neyjeria iyo Koonfurta Sudan ayaa la sheegay in ay wajahayaan xaalad Qatar ah oo dhanka Nolosha ah kadib War-Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Arimaha dibadda ee midowga Yurub.

Xubnaha Ururkaas ayaa waxa ay sheegeen in ay taageero siiyeen in badan 2 Milyan oo Qof  kuwaas oo la gaarsiiyay dhaqaalo wax looga qabanayay dhanka Arimaha Bani’adanimada ee heesta Wadamada kor lagu soo xusay.

- Advertisement -

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa waxaa loogu baaqay Wadamada Caalamka qaarkood in ay ka qeyb qaataan xal u helida dadka dhibaatoyinka kala duwan ay ku heestaan Dalalka Soomaaliya Yaman Waqooyiga Bari ee Neyjeria iyo Koonfurta Sudan si ay uga badbaadaan qataraha hesta.

Waxaa kaloo ay ka hadleen Golaha xili ay kulan ku yeesheen Magaalada Brazalis ee Wadanka Biljamka ayaa waxa ay ugu baaqeen Wadamada Caalaamka in ay siiwadaan taageerada dhanka Maaliyadeed oo ay siiyaan Wadamadaas iyo cadaadiska la saarayo dadka khilaafyada ay ka dhaxeeyaan si xal buuxa loo gaaro

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts