HomeWararSawirro:-Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo isaga ka baxay Magaalada Baydhabo iyo...

Sawirro:-Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo isaga ka baxay Magaalada Baydhabo iyo kuwo kale oo lagu bedelay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Amisoom Qeybtooda Sadaxaad oo ka howlgalayay Magaalada Baydhabo. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ay ka mid ahaayeen Kusimaha Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Xasan fiqi iyo Qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Amisoom Qeybtooda Sadaxaad oo ka howlgalayay Magaalada Baydhabo.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ay ka mid ahaayeen Kusimaha Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Xasan fiqi iyo Qaar Kamid Ah Golaha Wasiirada Konfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Baay Iyo Kan Degmada Baydhaba.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Xasan fiqi ayaa u mahadceliyay Ciidamada Sagtarka Sadaxaad ee amisom kuwas oo mudo ka howlgalayay Magaalada Baydhabo iyo waxyaabihii ay qabteen.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu soo dhaweynayo ciidamada Cusub ee Amisom oo lagu bedelay kuwii hore u joogay Magaaalda Baydhabo islamarkaana ay la Shaqeyn doonaan.

Sawirro

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts