HomeWararCiidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Rag watay waxyaabaha qarxa

Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Rag watay waxyaabaha qarxa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan degmada dhoobleey  ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Jubbaland ay Gacanta ku dhigeen Rag watay Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah. Saaakiil ka tirsan Ciidamada amaanka Jubbaland ayaa sheegay in raggaan bartilmaamedkooda ahaa in ay miinadan ku aasaan Saldhiga Ciidanka Booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan degmada dhoobleey  ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Jubbaland ay Gacanta ku dhigeen Rag watay Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah.

Saaakiil ka tirsan Ciidamada amaanka Jubbaland ayaa sheegay in raggaan bartilmaamedkooda ahaa in ay miinadan ku aasaan Saldhiga Ciidanka Booliska Maamulkaas ee ku yaala Magaalada Dhoobleey balse laga hortegay sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in Ragaan Saddexda ah laba ka mid ah ay Goobo Ganacsi ku leeyihiin Magaalada dhoobleey basle ay sihoose Al-Shabaab ula shaqeyn jireen.

Ugu dambeyn Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in raggaan Maxkamad lasoo taagi doono madaama ay doonayeen in ay Miino ku Aasaan Saldhiga Ciidamada Booliska Maamulkaas ee Magaalada Dhoobley.

Weli dhanka Al-Shabaab War kama soo saarin hadalkaan ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada ee Magaalada doobleey oo ah in ay qabteen Saddex ka mid ah Al-Shabaab oo watay waxyaabaha qarxa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts