HomeWararHowlgalka Mareykanka ee Somaaliya oo u soo Guuraya Muqdisho

Howlgalka Mareykanka ee Somaaliya oo u soo Guuraya Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, marka ay Muqdisho ka furtaan xafiisyo dhammaadka sanadkan. Safaaraddii Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa la xiray sanaddii 1991-kii, markii dagaallada sokeeye ay ka qarxeen dalka. Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda Mareykanka, John Kerry […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, marka ay Muqdisho ka furtaan xafiisyo dhammaadka sanadkan.

Safaaraddii Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa la xiray sanaddii 1991-kii, markii dagaallada sokeeye ay ka qarxeen dalka.

- Advertisement -

Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda Mareykanka, John Kerry ayaa booqasho uu sanadii 2015 ku yimid Muqdisho ku sheegay in Mareykanka uu billaabi doono dib u aas-aasidda joogitaankii diblomaasiyeed ee Mareykanka uu ku lahaa Soomaaliya.

Stephen Schwartz ayaa sheegay in xarunta cusub ee Mareykanka ee Muqdisho la furi doono bisha October ee sanadkan.

Safiirka ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay hayso lacag ay safaarad cusub uga dhisato Muqdisho, balse ma uusan sheegin waqtiga rasmiga ah.

- Advertisement -

Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa waxaa iminka xarun u ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts