HomeWararDEG DEG:-Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay maamulka Sh/dhexe iyo kan Jowhar

DEG DEG:-Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay maamulka Sh/dhexe iyo kan Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa lagu dhameystiray xubnaha Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe ee heer Gobol, iyadoo Madaxweynaha uu horey u magacaabay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Mudane Axmed Meyre Makaraan, waxaana hadda gabi ahaanba la dhameystiray maamulka. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magacaabay Maamulka Magaalladda Jowhar ee Xaruta Gobolka Shabeelaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa lagu dhameystiray xubnaha Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe ee heer Gobol, iyadoo Madaxweynaha uu horey u magacaabay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Mudane Axmed Meyre Makaraan, waxaana hadda gabi ahaanba la dhameystiray maamulka.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magacaabay Maamulka Magaalladda Jowhar ee Xaruta Gobolka Shabeelaha dhexe, waxaana Xilalkii laga qaday Dhamaan Xubnaha Maamulka Degmada oo uu ugu horeeyo Guddoomiyihii Degmada Jowhar.

- Advertisement -

Hadaba halkan ka aqriso wareegtadda:-

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts