HomeWararDEG DEG:-Dowladda Mareykanka oo liiska Argagaxisada ka saartay Sheekh Muqtaar Rooboow

DEG DEG:-Dowladda Mareykanka oo liiska Argagaxisada ka saartay Sheekh Muqtaar Rooboow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War goordhow soo gaaray warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in dowaldda Mareykanka ay liiska waxa loogu yeero Argagaxisada ka saartay Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Hoggaamiyaasha Al-Shabaab. Mareykanka ayaa horay Madaxiisa u dul dhigay lacag dhan (Shan Milyam oo Dollar) oo la siin doono cidii soo sheegta ama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in dowaldda Mareykanka ay liiska waxa loogu yeero Argagaxisada ka saartay Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Hoggaamiyaasha Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa horay Madaxiisa u dul dhigay lacag dhan (Shan Milyam oo Dollar) oo la siin doono cidii soo sheegta ama soo qabata Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur.

- Advertisement -

Arintan ayaa waxay Wararku sheegayan in ay ka dambeysay wadahadalo u socday isaga iyo dowladda Soomaaliya ay jirto xoogaa isku soo dhawaasho islamarkaana wadahadalkaas uu miro dhalay.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsam.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts