HomeWararAl-Shabaab oo xukun ku riday Wiil Dhalinyaro ah deegaanka Tooratooroow

Al-Shabaab oo xukun ku riday Wiil Dhalinyaro ah deegaanka Tooratooroow

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Wararka aan ka heleyno deegaanka tooratooroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay Xukun Gacan goyn ah ka fuliyeen deegaankaas. Fagaaro ku yaalla deegaanka tooratooroow ayaa waxaa gacanta looga gooyay wiil Dhalinyaro ah kaas oo ay Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu ahaa tuug islamarkaana uu u dhacay Dukaan ku yaalla halkaasi […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka tooratooroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay Xukun Gacan goyn ah ka fuliyeen deegaankaas.

Fagaaro ku yaalla deegaanka tooratooroow ayaa waxaa gacanta looga gooyay wiil Dhalinyaro ah kaas oo ay Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu ahaa tuug islamarkaana uu u dhacay Dukaan ku yaalla halkaasi qalab iyo lacag u dhiganta Hal malyan Sagaal Boqol Lixdan iyo Labo Kun Shiling Somaaliga ah uu qaatay.

- Advertisement -

Goobta Xukunka Gacan goynta ah uu ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa Boqolaal ruux oo ka kala yimid Xaafadaha uu k kooban yahayd deegaanka tooratooroow ku waas oo doowanayay xukunka ay fuliyeen Al-Shabaab.

Aadan Cali Aadan, Qaadiga Maxkamada Al-Shabaab ee Xukunkaan riday ayaa sheegay in Wiilkaan dhalinyarada ah uu qirtay dambigii lagu soo eedeeyay islamarkaana uu muteestay in Gacanta laga jaro.

Deegaano iyo degmooyinka ay gobolada Soomaaliya ka maamulaan Al-Shabaab ayaa waxa ay mararka qaar ka fuliyaan xukuno isugu jira dil Karbaash iyo Xukun Gacan goyn ah.

- Advertisement -

 

                                                             

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories