HomeWararSawiro: Dowladda Soomaaliya oo Turkiga kala wareegtay deeq Gargaar ah

Sawiro: Dowladda Soomaaliya oo Turkiga kala wareegtay deeq Gargaar ah

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

13 Kun oo tan oo isugu jira raashinka noocyadiisa kala duwan iyo daawooyin  ayaa Maanta waxaa lagu wareejiyay dowaldda federaalka Soomaaliya . Markab siday oo ay ku deeqday dowaldda turkiga ayaa waxaa kala wareegay Masuuliyiin ka socotay dowaldda federaalka Soomaaliya. Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo deeqdaan lasoo marsiiyay ayaa waxa ay sheegtay in […]

- Advertisement -

13 Kun oo tan oo isugu jira raashinka noocyadiisa kala duwan iyo daawooyin  ayaa Maanta waxaa lagu wareejiyay dowaldda federaalka Soomaaliya .

Markab siday oo ay ku deeqday dowaldda turkiga ayaa waxaa kala wareegay Masuuliyiin ka socotay dowaldda federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo deeqdaan lasoo marsiiyay ayaa waxa ay sheegtay in ay sii waddi doonto u gargaarida Shacabka Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaarda Gargaarka dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Cumar Ceysane  ayaa uga maahdceliyay dowaldda Turiga garab istaaga Shacabka soomaaliyeed iyo deeqdan ay maanta ku wareejiyeen.

Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo isna Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Turkiga ay mar walba siiwadi doonaan taageerida iyo waliba gacansiinta Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Deeqdaan isgu jirta Cunada noocyadseeda kala duwan iyo dawada ayaa dowaldda Soomaaliya waxa ay balan qaaday in ay dhamaan gaarsiin doonto Maamul goboleedyada dalka ka jira

Sawiro

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories