HomeWararSawiro:-Shirka Dib u heshiisiinta Qaran oo maalintii labaad ka socda M/Muqdisho

Sawiro:-Shirka Dib u heshiisiinta Qaran oo maalintii labaad ka socda M/Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maalintii labaad ka socda shirweynaha dib u hehsiisinta iyo hanaanka qaran kaas oo shalay ka furmay Hotelka City Palaza ee Magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Arimaha gudaha Dowladda Soomaaliya,waxana ka qeybgalaya Wasiirada Arimaha Dib u heshiinta iyo arimaha gudaha ee Maamulada dalka ka jira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maalintii labaad ka socda shirweynaha dib u hehsiisinta iyo hanaanka qaran kaas oo shalay ka furmay Hotelka City Palaza ee Magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Arimaha gudaha Dowladda Soomaaliya,waxana ka qeybgalaya Wasiirada Arimaha Dib u heshiinta iyo arimaha gudaha ee Maamulada dalka ka jira iyo waliba sidoo kale Odayaasha Dhaqanka Culama’udiinka Soomaaliyeed iyo sidoo kale bulshada qeybaheeda kala duwan.

- Advertisement -

Wajiga labaad ee Shirka maanta ayaa waxaa lagu soo bandhigay daraasad ay sameeyeen khubaro ku xeeldheer arimaha nabada taas oo in badan laga dooday.

Su’aalo dhowr ah ayaa la weeydinayay khuburada daraasada sameeyay iyagoona isla goobta uga jawaabayay ka qeybgalyasha su’aalaha weeydiinayay.

Dadka ka qeybgalaya Shirka ayaa dhamaantood waxa ay sheegeen in Shacabka Soomaaliyeed ay heysato dhibaato ka dhalatay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay iyagoo soo bandhigayay sida uu wanasgan ee looga gudbi karo.

- Advertisement -

Shirkaan Dib u heshiisinta ee shalay ka furmay Muqdisho ayaa loo qorshooyay in uu socdo mudo 5 Maalin ah iyadoo la soo gaba gabeyn doono Maalinta Sabtida ah ee soo socota kuna beegan 17 Bishaan.

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts