HomeWararCiidamada dowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Minashiibiyada

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Minashiibiyada

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa xasbiga dhigay Sadax Nin oo ka tirsan Ciidamada loo yaaqano Minishiibiyada ee Canshuurta qaada. Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii Ciidamada Minabshiibiyada ay ka timid dacwad ka dhan ah oo ku aadan in ay dadka dhibaateeyaan sida uu radio Dalsan u sheegay gudoomiyaha Cusub ee degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa xasbiga dhigay Sadax Nin oo ka tirsan Ciidamada loo yaaqano Minishiibiyada ee Canshuurta qaada.

Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii Ciidamada Minabshiibiyada ay ka timid dacwad ka dhan ah oo ku aadan in ay dadka dhibaateeyaan sida uu radio Dalsan u sheegay gudoomiyaha Cusub ee degmada Hodan ee gobolkaan Banaadir.

- Advertisement -

Sadaxdaan nin ayaa waxaa la xiray Maalin ka hor kuwaas oo uu maamulku sheegay in talaabo cad laga qaadi doono hadii ay dadka Shacabka ah ku xad gudbaan.

Ciidamada Minashiibiyada ah ayaa waxaa mararka qaar lagu arkaa Wadooyinka Muqdisho iyagoo lacago ka qaadaya Gawarida iyo waliba Mooto Bajaajta taas oo keenta mararka qaar isfahamwaa labada Dhinac ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts