HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa Kooxo Burcad ah Koonfur Afrikaan ah waxa ay ku dileen Gudaha dalka koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Port Elizabeth.

Muwaadinkaan ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Mubashar Axmed Raabi,waxana la shegayaa in dilkiisa loo adeegsadsay dhax Goobtii loogu tagayna oo lagu dilayna uu ku geeriyooday.

Meydka ayaa waxaa la geeyay Isbitaal ku yaalla Gudaha dalkaasi Koonfur Afrika,iyadoona dhacdadaan ay aad uga naxeen Soomaalida ku nool Gudaha dalkaasi koonfur Afrika.

“Caado ayay ka noqotay dilalka marwalba ka dhacay Gobolada Soomaalida ay ku badan tahay e ku yaalla dalka koonfur Afrika mana jirto cid wax ka qabaneysa waxadna moodaa in madaxda Koonfur Afrika ay raali ka yihiin dilalka dhaca iyo hanjabaada lagu hayo Soomaalida ayuu yiri mid kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Koonfur Afrika.

Waa Muwaadinkii labaad oo dhagax lagu dilo mudo todobaad Gudahiis

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories