HomeWararIs bedelkii ugu weynaa oo ka dhacay Madaxtooyada, iyo Masuuliyiin xilalkii laga...

Is bedelkii ugu weynaa oo ka dhacay Madaxtooyada, iyo Masuuliyiin xilalkii laga qaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Warar ay Idaacadda Dalsan ee Magaalada muqdisho ay ka heleyso XaruntaMadaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa uu sheegayaa in Xarunta goordhow uu ka dahcay isbedel weyn islamarkaana xilalkii laga qaaday masuuliyiin xilka hayay Xarunt Madaxtooyada. Waxaa xilalkii laga qaaday Madaxii Protocol-ka Madaxtooyada oo lagu magacaabo C/llaahi Yuusuf iyo Agaasime kuxigeenkii Madaxtooyada C/llaahi Kulane oo 16-kii bishan […]

- Advertisement -

Warar ay Idaacadda Dalsan ee Magaalada muqdisho ay ka heleyso XaruntaMadaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa uu sheegayaa in Xarunta goordhow uu ka dahcay isbedel weyn islamarkaana xilalkii laga qaaday masuuliyiin xilka hayay Xarunt Madaxtooyada.

Waxaa xilalkii laga qaaday Madaxii Protocol-ka Madaxtooyada oo lagu magacaabo C/llaahi Yuusuf iyo Agaasime kuxigeenkii Madaxtooyada C/llaahi Kulane oo 16-kii bishan xilkan loo magacaabay.

- Advertisement -

Sidoo kale Wararka ayaa waxa ay sheegyaan in Sagaal Xubnood oo kamid ahaa Djalinyaro u tababaran dahnka Protocol-ka iyana meesha laga saaray loona bedelay dhankaa iyo Wasaarada Arimaha dibadda Soomaaliya.

Arintaan aya imaaneysa kadib magacaabistii Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin walow isagu uu dalka ka maqan yahay islamarkaana uu lahaa amarka xilalka looga qaaday ragaan.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa socotay xilka qaadista xukuumada Madaxweyne Maxamed cabdullaahi(Farmaajo) waxana xusid mudan in mudo Sadax Bilood Gudahood ah Madaxtooyada Soomaaliya ay yeelatay Sadax Agaasime.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories