HomeWararKooxda isis oo sheegatay weerarkii Tv-ga dowlada Afghanistan

Kooxda isis oo sheegatay weerarkii Tv-ga dowlada Afghanistan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Lix qof ayaa ku dhimatay weerarkii maalintii shalay lagu qaaday tv-ga dowlada Afghanistan, Dableyda hubeysneyd ayaana ku labisnaa jaakado ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo hub kala duwan waxayna gudaha u galeen  xarunta sida afhayeenka dowlada uu u sheegay wakaalada wararka Afp, Kooxaha doonayay inay tv-ga ay qabsadaan ayaana waxay ka koobnaayeen 4 waxayna xabado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Lix qof ayaa ku dhimatay weerarkii maalintii shalay lagu qaaday tv-ga dowlada Afghanistan,

Dableyda hubeysneyd ayaana ku labisnaa jaakado ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo hub kala duwan waxayna gudaha u galeen  xarunta sida afhayeenka dowlada uu u sheegay wakaalada wararka Afp,

- Advertisement -

Kooxaha doonayay inay tv-ga ay qabsadaan ayaana waxay ka koobnaayeen 4 waxayna xabado ooda kaga qaadeen shaqaalaha xarunta tv-ga waxaana xabadaha laga maqlayay guud ahaan dhismaha,

Saacado kadib dableydii ayaana ciidanka dowlada ay dileen sida uu xaqiijiyay duqa jalalabad,

Kooxda isis ee ka dagaalanta siiriya iyo ciraaq ayaana weerarkaas sheegatay inay ka danbeeyeen waxayna sheegeen inay dileen hal darawal oo ka shaqeynayay xarunta hal waardiye iyo farsamayaqaan,

- Advertisement -

Dowlada Afghanistan ayaana weerarka cambaareysay waxayna sheegeen inay ka feejignaan doonaan inay soo noqoto midaas oo kale,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts