HomeWararDhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo fulisay Xukun Dil toogasho ah+Sawiro

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo fulisay Xukun Dil toogasho ah+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somaaliya ayaa maanta xukun dul toogasho ah ku fulisay Nin lagu eedeeyay in uu ahaa Darawalkii waday gaarigii 26-kii November 2016,ku qarxay Suuqa-beerta ee degmada Waaberi qaraxaas oo uu ka dhashay khasaraha dad badan. Ninka dilka lagu fuliyay ayaa waxaa lagu magacaabayay Cabduqaadir Cabdi Xasan ,waxana xukunkaan dilka ah uu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somaaliya ayaa maanta xukun dul toogasho ah ku fulisay Nin lagu eedeeyay in uu ahaa Darawalkii waday gaarigii 26-kii November 2016,ku qarxay Suuqa-beerta ee degmada Waaberi qaraxaas oo uu ka dhashay khasaraha dad badan.

Ninka dilka lagu fuliyay ayaa waxaa lagu magacaabayay Cabduqaadir Cabdi Xasan ,waxana xukunkaan dilka ah uu ka dhacay Fagaaro ku yaalla Iskool Bulusiya ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Masuuliyiinta Maxkamada Ciidaamda Qalabka sida ayaa waxay sheegeen in Cabduqadir Cabdi Xasan uu ahaa dambiile galay dambiga lagu soo oogay kaas oo ahaa in uu waday Gaariga ku qarxay Suuqa-beerta ee Degmada Waaberi, qaraxaas oo ay ku dhinteen in ka badan 10 ruux oo Shacab ahaa.

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirada

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts