HomeWararDhageyso:-Puntland oo dacwad ku soo oogtay 18 Nin oo lagu eedeeyay...

Dhageyso:-Puntland oo dacwad ku soo oogtay 18 Nin oo lagu eedeeyay burcad Baddeednimo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xeer ilaalinta Maamulka Puntland ayaa Maanta dacwad ku soo oogtay rag ay ku eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin Kooxaha Burcad Baddeeda Soamalida kuwaas oo Maraakiib doonayay in ay ka fduubtaan xeebaha deegaanka Caluula ee Gobolka Bari. Ragaan dacwada lagu oogay ayaa waxay gaarayaan ilaa iyo 18 ruux kuwas oo aan weli gacantooda soo gelin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer ilaalinta Maamulka Puntland ayaa Maanta dacwad ku soo oogtay rag ay ku eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin Kooxaha Burcad Baddeeda Soamalida kuwaas oo Maraakiib doonayay in ay ka fduubtaan xeebaha deegaanka Caluula ee Gobolka Bari.

Ragaan dacwada lagu oogay ayaa waxay gaarayaan ilaa iyo 18 ruux kuwas oo aan weli gacantooda soo gelin Ciidamada puntland lana amray in ay soo qabtaan.

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha ku xigeenka Puntland Maxamed Xareed ayaa ciidamada qalabka sida Puntland ku amray inay soo qabtaan eedeesanayaasha si maxkamada loo horkeeno.

Xeebaha Puntland ayaa bilihii u dambeeyay waxaa ku soo badanayay Kooxaha Burcad Baddeeda Soamalida kuwaas oo Maraakiib dhowr mar afduubtay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xeer Ilaaliyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts