HomeWararQarax ka dhacay Magaalada Muqdisho  

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho  

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhaawacantay  qarax gaari oo ka dhacay degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho xili ay ku howlanaayeen Ciidanka Miinabaarista ee Dowladda Soomaaliaya. Qaraxa aya ka dhacay meel dhowr talaabo u jirta guri Hooyooyinka waxaana bur-bur xoogani soo gaaray Isbitaal ku yaala aaga auu qaraxu ka dhacay sida ay soo sheegayaan weriyaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhaawacantay  qarax gaari oo ka dhacay degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho xili ay ku howlanaayeen Ciidanka Miinabaarista ee Dowladda Soomaaliaya.

Qaraxa aya ka dhacay meel dhowr talaabo u jirta guri Hooyooyinka waxaana bur-bur xoogani soo gaaray Isbitaal ku yaala aaga auu qaraxu ka dhacay sida ay soo sheegayaan weriyaasha Idaacada Dalsan oo garaya goobta ay wax ka dhaceen.

- Advertisement -

Nooca gaariga qarxay waxa la sheegay in uu ahaa Hari isal marakaana ay ka shakiyeen ciidanku ka hor inta uu san qarxin  laakiin waxa saraakiisha Miina barista oo la hadlay Dalsan ay sheegeen in iyagu ay qarxiyeen isla markaana aanu jirin khasaare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts