HomeWararSarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Daacish oo isku qarxiyey dalka Tunisia.

Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Daacish oo isku qarxiyey dalka Tunisia.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inuu Ninkaasi is-qarxiyey xilli ay Ciiddanka Hawlgal ka wadeen Degmadda Siidi Buzid oo 200-KM dhanka K/Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tuunis. Hawlgalkaasi waxaa kaloo lagu dilay Dabley kale, waxaana la rumeysan yahay inay xiriir la lahaayeen Kooxda Daacish iyo Alqaacidada Waqooyiga Afrika ee […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inuu Ninkaasi is-qarxiyey xilli ay Ciiddanka Hawlgal ka wadeen Degmadda Siidi Buzid oo 200-KM dhanka K/Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tuunis.

Hawlgalkaasi waxaa kaloo lagu dilay Dabley kale, waxaana la rumeysan yahay inay xiriir la lahaayeen Kooxda Daacish iyo Alqaacidada Waqooyiga Afrika ee AQIM.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Qaranka Tunisia, Kolonel Khaliifa Jibani ayaa sheegay inay Maleeshiyadaasi qorsheynayeen inay weeraro geystaan muddada lagu guda-jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Waxa kale oo uu tilmaamay in 3 qof lagu qabtay Hawlgalkaasi, iyadoo kuwo kalena la baadi-goobayo.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories