HomeWararAqalka Cad ee Maraykanka oo difaacay Go’aankii Madaxweyne Donald Trump ku casuumay...

Aqalka Cad ee Maraykanka oo difaacay Go’aankii Madaxweyne Donald Trump ku casuumay dhigiisa dalka Filibiin.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Aqalka Cad, Reince Priebus ayaa u sheegay Telefishinka ABC in casuumaadaasi kaalin ka qaadanayso Iskaashi lagu doonayo in lagala hortago Waqooyiga Kuurya. Madaxweyne Trump waxa uu habeenkii Sabtida casuumaad u fidiyey Madaxweynaha Filibiin, Rodrigo Duterte  si uu u soo booqdo magaalladda Washington, kadib, markii uu Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un ku sifeeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Aqalka Cad, Reince Priebus ayaa u sheegay Telefishinka ABC in casuumaadaasi kaalin ka qaadanayso Iskaashi lagu doonayo in lagala hortago Waqooyiga Kuurya.

Madaxweyne Trump waxa uu habeenkii Sabtida casuumaad u fidiyey Madaxweynaha Filibiin, Rodrigo Duterte  si uu u soo booqdo magaalladda Washington, kadib, markii uu Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un ku sifeeyey nin doonaya inuu Dunida haligo.

- Advertisement -

Madaxweynaha Filibiin waxay Hay’adaha Caalamiga ee u dooda Xuquuqda Aadanaha ku eedeeuaan inuu taageero Ololaha dilalka aan sharciga ahayn ee loo geystoEedeysanayaasha ka ganacsada Daroogada ee dalkiisa.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts