HomeWararUgu yaraan 8 Shaqaalaha Difaaca Madaniga oo lagu dilay duqeyn ka dhacday...

Ugu yaraan 8 Shaqaalaha Difaaca Madaniga oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Syria.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duqeyntaasi ayaa la sheegay in lala beegsaday Xarunta Gurmadka ee Deegaanka Kafar Zita ee Gobalka Xama ee W/galbeed dalkaasi, halkaasi oo lagu dilay Shaqaalahaasi oo loo yaqaano Koofiyada Cad (White Helmets). Qoraal ay Ciiddanka Difaaca Rayidka ee Koofi Cad a yaa lagu sheegay inay weerarkaasi waxyeelo ka soo gaartay dad u soo gurmaday dadka wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqeyntaasi ayaa la sheegay in lala beegsaday Xarunta Gurmadka ee Deegaanka Kafar Zita ee Gobalka Xama ee W/galbeed dalkaasi, halkaasi oo lagu dilay Shaqaalahaasi oo loo yaqaano Koofiyada Cad (White Helmets).

Qoraal ay Ciiddanka Difaaca Rayidka ee Koofi Cad a yaa lagu sheegay inay weerarkaasi waxyeelo ka soo gaartay dad u soo gurmaday dadka wax ku noqday duqeyntii koowaad.

- Advertisement -

Kooxdu waxay kaloo sheegtay in 5 mayd laga soo bixiyey burburka dhismaha, iyadoo welina maydad kale laga raadinayo burburkaasi.

Ma cadda cidda sida rasmiga u qaaday Duqeyntaasi, balse, Diyaaradaha Dagaalka ee Syria iyo Raashiya ayaa inta badan duqeeya goobaha ay Kooxaha mucaaradka ka haystaan dalka Syria.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts