HomeWararMadaxweynaha Filibiin oo sheegay inuu  Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya doonayo inuu Dunida haligo.

Madaxweynaha Filibiin oo sheegay inuu  Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya doonayo inuu Dunida haligo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne Rodrigo Duterte  ayaa hadalkaasi ka sheegay  Shirweynaha Madaxda dalalka ay ku bahoobay Ururka ASEAN oo shir ugu dhamaaday Caasimadda dalka Filibiin ee Maniila. Madaxweyne Duterte waxa kale oo uu sheegay inuu la haday dhigiisa dalka Maraykanka, Donald Trump, kuna booriyey inuusan la ficiltamin Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo uu ku tilmaamay inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rodrigo Duterte  ayaa hadalkaasi ka sheegay  Shirweynaha Madaxda dalalka ay ku bahoobay Ururka ASEAN oo shir ugu dhamaaday Caasimadda dalka Filibiin ee Maniila.

Madaxweyne Duterte waxa kale oo uu sheegay inuu la haday dhigiisa dalka Maraykanka, Donald Trump, kuna booriyey inuusan la ficiltamin Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo uu ku tilmaamay inuu doonayo inuu Dunida soo gebagebeeyo, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuurya ayaa aad u kacsan, iyadoo ay Waqooyiga Kuurya shalay ku guuldaraysteen Tijbinta tijaabiyeen Gantaal nooca Ridada Dhexe.

Dhinaca kale, Madaxweyne Trump waxa uu dhigiisa Filibiin ku casuumay inuu booqasho ku yimaado Washington, si ay u wada arrinsadaan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts