HomeWarar8 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Kuuba.

8 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Kuuba.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Ciiddanka Kacaanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaasi oo ay Milliterigu lahaayeen ku burburtay Gobalka Artemisa ee W/Galbeed ee dalkaasi. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa ANTANOV 26 o oLaba Matoorey ahayd ayaa ka soo duushay Degmadda Playa Baracoa ee duleedka caasimadda dalkaasi ee Havana, waxayna ku burburtayDhulka Buuraleyda ee Loma […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Ciiddanka Kacaanka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaasi oo ay Milliterigu lahaayeen ku burburtay Gobalka Artemisa ee W/Galbeed ee dalkaasi.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa ANTANOV 26 o oLaba Matoorey ahayd ayaa ka soo duushay Degmadda Playa Baracoa ee duleedka caasimadda dalkaasi ee Havana, waxayna ku burburtayDhulka Buuraleyda ee Loma de la Pimienta.

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda Kuuba ayaa sheegtay inay Diyaaradaasi ku wada geeriyoodeen 8-dii qof ee la socotay oo ay ku jireen Duuliyayaashii Diyaarada.

Guddi ayaa loo xil-saaray baaritaanka Diyaaaradaasi oo lagu farsameeyey dalka Yukrayn muddo haatan laga joogo 51-sanno.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts